Akhriso:-Golaha Iskaashiga oo Ka Hadlay Madaxweynaha La Doortay ee Axmed Baasto

Golaha iskaashiga Dowladd goboleedyadda dalka ka jira ayaa war kasoo saaray doorashadii Maanta ka dhacday Magaaladda cadaado ee madaxweyne loogu doortay Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ee Galmudug Axmed Maxamed Maxamuud(Axmed Baasto).

Qoraalka kasoo baxay Golaha ayaa lagu sheegay in doorashadda Cadaado ay tahay mid aan waxba ka jirin,islamarkaana Galmudug uu Madaxweyne ka yahay Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), wixii kalana  ay yihiin Fowdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*