Akhriso:-Galmudug oo Madaxweyne Farmaajo Ku Eedeysan Faragalin Lagu Hayo

Maamul Goboleedka galmudug ayaa eedeen culus usoo jeediyay Dowladda Dhexe ee Soomaliya iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda Galmudug oo ku saxiixnaa Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa lagu sheegay in Dowladda ay faragalin ku hayso arrimaha Galmudug,islamarkaana Madaxweyne Farmajo uu hormuud u yahay faragalinta.

Halkaan Hoose ka akhriso war-saxaafadeedka Galmudug

Halkan-Ka-Akhriso-War-Saxaafadeedka-Galmudug

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*