Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo Mamnuucday in Dalka La Keeno Baaruuda Carruurta!

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federalka Somaliya ayaa gabi ahaanba mamnuucday soo dajinta agabka Baaruuda ee carruurta isticmaalaan.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Warqadan ku saxiixnaa, ayaa sheegay in dhamaan Hay’addaha ay ku socoto arrintaan laga doonaayo in la dhaqangeliyo.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*