Akhriso:-Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Kulan Yeelanaya

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan Xarunta Golaha shacabka ee magaaladda muqdisho.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah laba Ajende kuwaas oo kala ah warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo  Akhrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay loo diray fariimo ku aadan in kulanka maanta uu jiro,islamarkaana waqtiga ay ilaaliyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.