spot_img

Waxgaradka Shirka Jowhar oo soo Dhaweeyay Go’aanka lagu Afmeerayo Shirka 15 bisha October “Dhageyso”

Waxgarada Gobalaka Hiiraan ayaa Soo Dhaweeyey Qorshaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ay ku soo Afmeerayso Arimaha Maamul u Sameeynta Gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

Nabadoon Max’ed Yacquub Isxaaq oo Waramay Idaacaada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay inay Soo Dhaweynayaan Qorshaha Wasaarada Arimaha Gudaha ay ku Dadajinayso Dhismaha Maamulka labadaasi Gobal Asagoona ku Tilmaamay Tilaabo loo qaaday Dhanka Horumarka.

Yacquub ayaa Xusay in ka Oday ahaan kuu qanacsan yahay Qaabka hada uu ku socdo Shirka Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobalka Shabeelaha Dhexe oo qaarka mid ah Waxgaradka iyo Ugaas-yada Gobalka Hiiraan ay si Adag uga soo Horjeedaan

Related Post

Wararka