Cristiano Ronaldo iyo Antoine Griezmann ayaa kamid noqday Magacyada 10-ciyaaryahan oo sanadkaan u Tartamaaya UEFA’s Best Player Europe award.
Xiriirka Uefa ayaa maanta oo isniin ah daabacay in Cristiano Ronaldo uu ku cadcadyahay ku guuleysiga abaalarinta UEFA’s Best Player Europe award,Kadib markii uu dalkiisa ku hogaamiyay Euro 2016 halka Real Madrid uu kula guuleystay koobka Champions League.
Gareth Bale (Real Madrid & Wales)
Gianluigi Buffon (Juventus & Italy)
Antoine Griezmann (Atletico Madrid & France)
Toni Kroos (Real Madrid & Germany)
Lionel Messi (Barcelona & Argentina)
Thomas Muller (Bayern Munich & Germany)
Manuel Neuer (Bayern Munich & Germany)
Pepe (Real Madrid & Portugal)
Cristiano Ronaldo (Real Madrid & Portugal)
Luis Suarez (Barcelona & Uruguay)

