spot_img

Aqalka sare oo Hakiyey Wada Shaqeyntii Golaha Shacabka!

Golaha Aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu hakiyey wada-shaqeyntii kala dhaxeysay golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

Halkaan Hoose Qodobadda Lagu eedeeyay Golaha Shacabka

Related Post

Wararka